Masiibo dhowaan ku soo fool leh caalamka & Digniin adag oo laga bixiyey

Hay’adda Saadaasha hawada adduunka ee WMO yaa sheegtay in 70% ay u badantahay iney masiibada El Niño ku dhufato dunida, ka hor inta uusan dhamaanin sannadkan. Masiibadii El Niño ee ugu dambeysay waxay dhacday sanadkii 2015-16 waxayna saameyn ballaaran ku yeelatay cimilada adduunka oo idil. Hase ahaatee , khubarada cilmi baareyaasha ah ayaa sheegay ineysan … Continue reading Masiibo dhowaan ku soo fool leh caalamka & Digniin adag oo laga bixiyey